King County logo
v1.0.0

Degmada Jardiinka Magaalo Weynta ee Barkadda Tukwila

Guddoomiyaha Jagada Lr. 4

Jeri Frangello-Anderson

Jeri Frangello-Anderson

15021 43RD PL S

TUKWILA, WA 98188

(206) 552-1620

jerber40@hotmail.com

Education: Wax macluumad ah masoo gudbin
Occupation: Wax macluumad ah masoo gudbin
Statement:

Sharaf bay ahayd inaan u adeego Guddoomiye ahaan Degmada Jardiinka Magaalo Weynta ee Barkadda Tukwila ilaa iyo 2015. Waan ku faraxsanahay inaan sii wado shaqadan lixda sanno ee soo socota, anigoo gacan ka geysanaya hubinta in Barkadda Tukwila ay sii ahaato mid waara, mas'uul maaliyadeed, iyo kheyraad qiimo leh oo bulshadeenna ah.

Ku noolaanshaha gobol ay ku hareeraysan yihiin biyuhu, waa muhiim in qof kastaa barto sida loo dabaasho oo uu ammaan ugu ahaado gudaha iyo hareeraha biyaha.

Sababtoo ah dabaasha waa xirfad nolosha oo dhan ah—muhiim u ah carruurta iyo dadka waaweynba—waxaana iga go'an inaan hubiyo in bulshadeenna oo dhan ay helaan waxbarashadan muhiimka ah.

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka