King County logo
v1.0.0

Degmada Jardiinka Magaalo Weynta ee Fall City

Guddoomiyaha Jagada Lr. 1

Perry Wilkins

Perry Wilkins

5438 322ND AVE SE

FALL CITY, WA 98024

(425) 785-8414

perrycwilkins@yahoo.com

Education: Shahaadada Jaamacadda ee Cilmiga Bayoolajiga
Occupation: Khabiirka farsamada ee cilmiga nolosha
Statement:

Waxaan ahaa Guddoomiyaha Jardiinooyinka tan iyo markii la aasaasay Degmada jardiinooyinka. Tani waa jago aan mushahar lahayn oo aan si dhab ah u qaato. Bulshada waxaan uga mid ahay qof aad u firfircoon, had iyo jeer maskaxda ku haya Jardiinooyin badan oo u wanaagsan Fall City. Waxaan si adag oo muddo dheer ah uga shaqeeyay in Jardiinka Bernard, oo ku yaal gadaasha The Roadhouse, loogu deeqo degmada Jardiinka ee Fall City. Waxaan ku jirnaa habraaca dhammaystirka tan, waxaana dhawaan loo furi doonaa dadweynaha. Haddii aad doorato inaad i doorato, waxaan ku sii socon doonaa jidkan si aan u sameeyo Jardiinooyin badan oo ka sii wanaagsan oo Fall City.

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka