King County logo
v1.0.0

Degmada Jardiinka Magaalo Weynta ee Barkadda Des Moines

Guddoomiyaha Jagada Lr. 5

Ben Fortine

Ben Fortine

1912 S 257TH ST

DES MOINES, WA 98198

bfortine2@gmail.com

Education:
Occupation:
Statement:
John Piontkowski

John Piontkowski

1310 S 261ST PL

DES MOINES, WA 98198

(206) 940-7998

johnpiont@gmail.com

Education: Ka Qalin Jebiyay, Dugsiga Sare ee Mount Rainier, 2007. Daraasaad ku aaddan Teknolojiyada Biyaha Wasakhda ee AAS (Shahaadada Jaamacadda Labada Sanno).
Occupation: Hawl-wadeenka Biyaha Wasakhda ee Degmada King . SEIU925 Wakiilka Xarunta, Xubinta Guddiga Fulinta
Statement:

Magacaygu waa John Piontkowski, waxaana u tartamayaa Guddoomiyaha Barkadda. Waxaan ahay qof ka qalin jabiyay Dugsiga Sare ee Mount Rainier waxaana haystaa deyn qiimo leh oo ku saabsan shahaadada jaamacadeedka labada sanno ee Teknolojiyada Biyaha Wasakhda (Wastewater Technology), taas oo i siinaysa faham farsamo oo xooggan oo ku saabsan tayada biyaha iyo maaraynta xarumaha. Hadafkaygu waa mid fudud: inaan hubiyo in barkaddeennu ay ahaato mid ammaan ah, si wanaagsan loo ilaaliyo, oo mas'uuliyad dhaqaale leh dhammaan bulshadeenna. Waxaan si dadaal leh uga shaqeyn doonaa inaan xarunteenna ka dhigno meel weyn oo qof walba ku raaxaysto.

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka