King County logo
v1.0.0

Degmada Isbitaalka Dadweynaha Lr. 1

Guddoomiyaha Jagada Lr. 5

No photo submitted

Carol Barber

22022 128TH PL SE

KENT, WA 98031

runanddance@aol.com

Education: Shahaado Jaamacadeedka Cilmiga Adabka ee ka socota CWU, Shahaadada Mastarka ee Cilmi-Nafsiga CWU
Occupation: La-taliyaha Guurka iyo Qoyska oo hawlgab noqday
Statement:

Waxay ii ahayd farxad inaan u adeego sidii guddoomiye ee Valley Medical Center (Xarunta Caafimaadka ee Valley) 6-dii sanno ee la soo dhaafay. Waxaa jiray caqabado badan. Waxaan la kulannay cudur faafa iyo xiritaan. Markii aan ka soo baxnay taas waxay ahayd inaan qiimeyno isbahaysigeenna istiraatiijiyadeed ee ku aaddan University of Washington. Nasiib darro, waxay ahayd go'aankeenna in tani aysan noo shaqeynayn. Marka aan eegno lixda sanno ee soo socota, waxaan gebi ahaanba uga bixi doonnaa UW. Waxaan raadin doonaa isbahaysi kale oo suurtagal ah. Waxaan la tacaali doonaa arrimaha cusub ee soo baxa. Anigoo ah guddoomiyaha ugu muddada dheer, waxaan rajaynayaa inan wajaho caqabadahan

Waad mahadsan tahay.

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka