King County logo
v1.0.0

Degmada Biyaha & Bullaacadda ee Northeast Sammamish

Guddoomiyaha Jagada Lr. 2

Wayne DeMeester

Wayne DeMeester

2409 209TH AVE NE

SAMMAMISH, WA 98074

(425) 868-1144

wayne@NESSWD.ORG

Education: Shahaadada Mastarka in Maamulka Ganacsiga
Occupation: La-taliyaha Maalgelinta ee Diiwaan gashan
Statement:

Waxaan sharaf u arkaa inaan u adeego sidii Guddoomiyehaaga Degmada Biyaha. Mudnaantayda koowaad waa in aan bixiyo biyo la cabo oo ammaan ah oo lagu kalsoonaan karo. Degmadayada biyo ee madax-bannaan waxay tan iyo 1969 bixinaysay biyo saafi ah oo abaal-marinno ku guuleystay, iyadoo ka mid ah kuwa ugu kharashka hooseeya Galbeedka Washington. Degmaddu waxay biyaha ka keenta biyo-keydyo dhulka hoostiisa (aquifers) si ay ugu adeego in ka badan 10,000 qof oo ku nool cirifka waqooyi ee Sammamish. Biyahan saafiga ahi waxay ka soo qulqulaan 5 ceel, iyagoo aan kiimiko taaban, kuna soo gaara adiga. Hadafkaygu waa inaan ilaaliyo oo aan dhawrno kheyraadkan weyn ee adeegsadayaasheenna. Waad ku mahadsan tahay codkaaga!

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka