Candidates
v1.0.0
Candidates
Doorashada Guud 2025
Degmada Biyaha ee Lake Meridian
Guddoomiyaha Jagada Lr. 2
Education: Ka qalin jebiyay Dugsiga Sare ee Kent Meridian sannadkii 1973. Waxaan dhigtay WSU iyo University of Washington.
Occupation: Waxaan u shaqeeyay Baugh/Skanska muddo 45 sanno ah. Hawlgabay May 2016.
Statement:
Waxaan ahaa guddoomiye la magacaabay sannad iyo badhkii ee la soo dhaafay. Ka hor intaas, waxaan ka soo qayb galay inta badan shirarka anigoo ah muwaadin ka walaacsan muddo 5 sano ah. Intii aan ka qayb galayay shirarka anigoo ah muwaadin, waxaan arkay xiriir aad u habaysan oo ka dhexeeya guddoomiyeyaasha iyo maamulka degmada biyaha. Waxaan sii wadaa xiriirkaas anigoo ah guddoomiye la magacaabay. Waxaan had iyo jeer dhegaysan doonaa walaacyada macaamiisheena. Waxaan si feejigan ula socday khidmadahayaga, kharashkayaga, dayactirka kaabayaasha, iyo hagaajinta.
50
so-SO
Production
La Xiriir Waaxda Doorashooyinka
Iimeel: elections@kingcounty.gov
Taleefan: 206-296-VOTE (8683)
TTY: Relay 711
Sign up for email or text notifications
Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka