Candidates
Candidates
Doorashada Guud 2025
Degmada Biyaha ee Lake Forest Park
Guddoomiyaha Jagada Lr. 2
Eli Zehner
18438 BALLINGER WAY NE
LAKE FOREST PARK, WA 98155
(425) 870-7054
Degmadeena Biyaha waa mid gaar ah oo qaali ah. Feejignaan joogto ah ayaa loo baahan yahay si loo ilaaliyo tayada biyaha ee aan dhammaanteen filayno.
Sida injineer ka shaqeeya warshadaha biyaha, waxaan la socdaa arrimaha farsamada, shuruudaha xeerarka iyo caqabadaha horyaalla bixiyeyaasha biyaha. Khibraddaan iyo aqoontaan waxay faa'iido u yeelan doonaan Degmadeena iyagoo ka caawinaaya in go'aanno xog ogaal ah la qaato iyo in siyaasado la dejiyo.
Sida wakiilkaaga ahaan, waxaan la shaqeyn doonaa Guddoomiyeyaasha kale, shaqaalaha Degmada, dadka bixiya kharashka, iyo hey’adaha kale si loo hubiyo in tayada biyaha la ilaaliyo, maalgashiga kaabayaasha uu yahay mid ku habboon oo mas'uul ah, iyo in Degmadu ay ka jawaabto xeerarka isbeddelaya iyo koritaanka bulshadeenna.
La Xiriir Waaxda Doorashooyinka
Iimeel: elections@kingcounty.gov
Taleefan: 206-296-VOTE (8683)
TTY: Relay 711
Sign up for email or text notifications