King County logo
v1.0.0

Degmada Biyaha ee Degmada King Lr. 90

Guddoomiyaha Jagada Lr. 2

Pete Eberle

Pete Eberle

18225 SE 147TH ST

RENTON, WA 98059

(425) 681-9715

mtcphe@msn.com

none

Education: Dugsiga Sare ee Issaquah iyo Dugsiga Injineernimada Badda ee Calhoon MEBA
Occupation: Madaxa Injineerka Badda oo saaran Doonyaha Rakaabka ee Gobolka Alaska
Statement:

Waxaan degane ka ahaa aagga aan la midoobin ee Degmada King oo ku yaalla aagga adeegga ee Degmada Biyaha 90 muddo 66 sanno ah. Waxaan daawaday bulshadeenna oo koraysa sannadihii la soo dhaafay waxaana aad uga warqabaa caqabadaha horyaalla bulshadeenna. Waxaan la shaqeeyay dhowr kooxood oo bulshada ah kuwaas oo dhiirrigeliya ka-qaybgalka bulshada la leh dowladaha hooseiyo bixiyeyaasha adeegyada.

Markii ugu horraysay waxaa la iigu doortay Guddiga Agaasimayaasha ee Degmada Biyaha ee Degmada King–90 sannadkii 2019 waxaana dhammeystay muddadii ugu horreysay ee lixda sanno ahayd. Waxaan u arkaa guddigeenna inay yihiin koox la shaqeysa maamulka si ay macaamiisheena ugu bixiyaan adeegga ugu wanaagsan ee qiimaha hadda lagu dalaco. Waxaan sidoo kale aaminsanahay in aan nidaamyadeenna iyo kaabayaasha dadweynaha ku hayno xaaladda ugu wanaagsan ee suurtogalka ah si aan u siino adkeysiga iyo adeeg la isku halleyn karo. Waxaan leenahay waajib ku aaddan bulshadeenna oo ah inaan hoggaamino dadaalladan. Dabcan ma aanan sameyn karin dhammaan tan taageerada dadweynaha la'aanteed.

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka