King County logo
v1.0.0

Degmada Biyaha ee Degmada King Lr. 54

Guddoomiyaha Jagada Lr. 1

Jeff Crompe

Jeff Crompe

22514 6TH AVE S #101

DES MOINES, WA 98198-6845

(206) 669-5333

jrc44@comcast.net

Education: Seattle University
Occupation: Hawlgabay
Statement:

Bishii May 2025 ayaa la ii magacaabay kursigan bannaan ee muddo-xilleedkeedu yahay lix sanno.  Si waafaqsan shuruudaha Gobolka, waa inaan ka qaybqaato Doorashada Guud ee 2025 si aan u dhammaystiro 4ta sanno ee ka harsan muddadan.

Waxaan markii hore soo gudbiyay magacayga oo waxaan ka qaybgalayaa doorashadan keliya ujeeddada ah inaan u adeego bulshadeenna xilkan afarta sanno ee soo socota.

Magaalada Des Moines waa magaalo yar oo wanaagsan, ka qaybgalka hadda iyo mustaqbalka degmada biyaha waa sharaf weyn. Waxaan dhammaystay 6 sanno oo aan ahaa Guddoomiyaha Kooxda La-talinta Sare ee Magaalada Des Moines, waxaan qabtay ururinta lacag badan oo loogu talagalay ururada aan faa'iido doonka ahayn iyo samafalka tobankii sanno ee la soo dhaafay, hadda waxaan maamulaa Kooxda Kubadda Cagta ee Angelo's Shamrocks Men's Over 60 iyo sidoo kale qabanqaabinta kulamada dib-u-kulanka fasalkayga ee Kennedy HS.

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka