Candidates
v1.0.0
Candidates
Doorashada Guud 2025
Degmada Biyaha ee Magaalada Fall City
Guddoomiyaha Jagada Lr. 2
No photo submitted
Education: Wax macluumad ah masoo gudbin
Occupation: Wax macluumad ah masoo gudbin
Statement:
Waxaan u tartamayaa jagada Guddoomiyaha Degmada Biyaha ee Fall City jagada 2 anigoo leh rabitaan ah inaan u adeego muddo-xilleed kale. Degmada biyaha ee Fall City waxaa ka shaqeeya shaqaale aad u heellan oo karti leh. Waxay hubiyaan in macaamiisha Biyaha Fall City ay helaan biyo nadiif iyo inay fidiyaan adeeg macmiil oo heer sare ah. Inaan hubino inaan wada haysano biyo nadiif ah iyo waaxda biyaha oo si wanaagsan loo maamulo ayaa ah mudnaantayda.
50
so-SO
Production
La Xiriir Waaxda Doorashooyinka
Iimeel: elections@kingcounty.gov
Taleefan: 206-296-VOTE (8683)
TTY: Relay 711
Sign up for email or text notifications
Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka