King County logo
v1.0.0

Dab-damiska iyo Badbaadinta ee Mountain View

Guddoomiyaha Jagada Lr. 2

Catherine McKinney

Catherine McKinney

37922 244TH AVE SE

ENUMCLAW, WA 98022

cvmckinney44@gmail.com

Education: Shahaadada Jaamacadda ee Isgaarsiinta, Washington State University
Occupation: Mulkiilaha, McKinney Communications (Isgaarsiinta McKinney)
Statement:

Waxay ii ahayd sharaf iyo maamuus inaan u adeego anigoo ah Guddoomiyehaaga Waaxda Dab-damiska. Waxaan hadda u adeegaa sidii Guddoomiye Ku-xigeenka Guddigeenna.  Sida ilaaliyaha canshuurtaada, waxaan aad ugu faanayaa rikoodhka maaliyadeed ee wanaagsan ee aan hayno. Degmadayadu waxay sannado badan lahayd kormeer nadiif ah oo gobolka ah. Waxaan sii wadi doonaa inaan taageero fursadaha lagu xoojinayo Degmada iyo inaan noqdo ilaaliyaha maaliyadeed ee lacagaha dadweynaha.

Waxaan ku noolaa aagga inta badan noloshayda iyo Degmada in ka badan 30 sanno. Waxaan ogahay caqabadaha juqraafiyeed iyo dhaqaale ee horyaalla Degmadayada.

Waxaan diiradda saari doonaa inaan hubiyo in Dab-damiska Mountain View ay hesho kheyraadka ay u baahan tahay si ay si buuxda u ilaaliso oo uga jawaabto bulshadeenna, iyo in la qorsheeyo koritaanka iyo baahida sii kordhaysa ee adeegga. Waad ku mahadsan tahay taageeradaada.

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka