King County logo
v1.0.0

Degmada Ilaalinta Dabka ee Degmada King Lr. 43

Guddoomiyaha Jagada Lr. 2

Russell Calcote

Russell Calcote

27407 245TH AVE SE

MAPLE VALLEY, WA 98038

rcalcote4kcfd43commissioner@gmail.com

Education: Shahaadada Jaamacadda Qaybta Cilmiga ee Bayoolajiga, University of Washington
Occupation: Dab-damiye
Statement:

Derisyadayda qaaliga ah,

Waxaan ku faanaya inaan idin ku adeegay sidii mid ka mid ah guddoomiyeyaashiina dab-damiska afartii sanno ee la soo dhaafay, waxaanan qadarin doonaa taageeradiinna si aan u sii wado adeegga. Waxaan ka mid ahaa bulshada Maple Valley tan iyo 2013, markii aan ka bilaabay dab-damiye iskaa wax u qabso/EMT Waaxdii Dab-damiska ee Maple Valley, iminkana sidii degane bulshada weyn ee quruxda badan.

Si weyn ayaan u aaminsanahay muhiimadda ah in waaxdeennu buuxiso baahiyahayaga hadda iyo kuwa mustaqbalka iyadoo weli ilaalinaysa mas’uuliyad maaliyadeed. Dabeecadda bulshadeennu si joogto ah ayay isu beddeshaa, waxaana ka shaqeyn doonaa in waaxdu ay la jaan qaaddo isbeddelkaas. Mahadsanid tixgelintaada, waxaan rajaynayaa inaan ku tiirsanaan karo codkaaga.

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka