Candidates
Candidates
Doorashada Guud 2025
Degmada Ilaalinta Dabka ee Degmada King Lr. 37
Guddoomiyaha Jagada Lr. 2
Markii boos lama filaan ah uu ka banaanaaday Guddiga Dab-damiska ee Degmada 37, waxay ahayd sharaf in la i weydiiyo inaan mar kale u adeego bulshadeenna anigoo aqbalaya magacaabista guddiga iyo Guddiga Maamulka ee Hey’adda Dab damiska ee Goboleedka Puget Sound.
Covington waxay ahayd gurigayga tan iyo 1968 markaan lix sanno jir ahaa markii qoyskeygu halkan uga soo guuray Montana. Waxaan si fiican u xusuustaa wakhtigii aan ku soo koray, dugsiga aan halkan ku dhigan jiray, iyo dad badan oo aan la kulmay.
Kaddib markii waalidkey dhinteen oo aan ku soo laabtay magaalada Covington si aan mar kale uga dhigo gurigeyga, waxaa iga go'an inaan sii wado u adeeggida bulshadeenna. Waxaan ku farxay intaan ka soo shaqeeyay Guddiga Sinnaanta, Dhaqanka, iyo Caddaaladda Bulshada ee Magaalada Covington, Guddiga Qorsheynta. Taageeradiina sharaf ayay ii ahaan lahayd si aan u sii wado u adeeggida bulshada iyo Shaqaalaha Gurmadka Degdegga ah ee Degmada Dab-damiska ee 37 iyo Maamulka Dab-damis Goboleedka ee Puget Sound.
La Xiriir Waaxda Doorashooyinka
Iimeel: elections@kingcounty.gov
Taleefan: 206-296-VOTE (8683)
TTY: Relay 711
Sign up for email or text notifications