King County logo
v1.0.0

Degmada Ilaalinta Dabka ee Degmada King Lr. 34

Guddoomiyaha Jagada Lr. 2

Thomas C Johnston

Thomas C Johnston

25120 NE 42ND PL

REDMOND, WA 98053

(000) 000-0000

commissioner@thejohnstons.net

Education: Shahaado Jaamacadeedka Qaybta Cilmiga ee Fiisigiska, University of Washington
Occupation: Injineer Mashruuc, Systems Interface, Inc.
Statement:

Waxaa sharaf ii ahayd inaan idinku matalo Guddiga Dab-damiska 26-kii sanno ee la soo dhaafay.

Ujeeddada Guddigu waa in uu kormeero hawlgalka Adeegyada Dab-damiska iyo Adeegyada Caafimaadka Degdegga ah ee bulshada aan u adeegno. Mudnaantaydu mar walba waxay ahayd inaan bixiyo adeegga ugu wanaagsan ee suurto galka ah anigoo xasaasi ka ah kharashaadka la xiriira.

Waan wada ognahay in qiimaha nolosha ee aaggaan uu si aad ah u kordhayo, canshuuraha hantiduna waa qayb weyn oo ka mid ah tan.  Guddigu waxay ku dadaashay inay sii wado maalgelin deggan oo joogto ah oo ku saabsan adeeggan muhiimka ah iyadoo si joogto ah u raadinaysa siyaabo ay u noqoto mid hufan oo wax ku ool ah. Waxaan jeclaan lahaa codkaaga iyo taageeradaada si aan u sii wado hoggaaminta adeeggan muhiimka ah ee dadweynaha. Waad mahadsan tahay!

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka