Candidates
Candidates
Doorashada Guud 2025
Degmada Ilaalinta Dabka ee Degmada King Lr. 16
Guddoomiyaha Jagada Lr. 4
Hadda waxaan u adeegayaa sida Guddoomiyaha Degmada Ilaalinta Dabka ee Degmada King 16 tan iyo 2019.
Waxaan ahaa degane ku nool Kenmore 40 sanno. Waxaan hawlgabay ka dib 45 sanno oo aan ka shaqeynayay dhismooyinka ganacsiga ee aagga Puget Sound. Waxaan u shaqeeyay tababarre mutadawac ah ee labadaba kubadda softball-ka iyo kubadda kolleyga muddo sannado badan ah. Waxaan ka qayb qaadanayay mashaariic badan oo bixiya guryo dakhligoodu hooseeyo. Waxaan aaminsanahay in aan bulshadeenna dib wax ugu siiyo.
Asalka aan ku leeyahay warshadda dhismaha ayaa i siiyay tababar ballaaran oo ku saabsan xiriirka aadanaha iyo xallinta dhibaatooyinka hal-abuurka leh, anigoo indhaha ku haya kharashka ugu dambeeya. Waxaan adeegsan doonaa sannado khibrad ah oo aan ku shaqeynayay si aan u dhiirigeliyo mas'uuliyadda maaliyadeed anigoo raadinayaa in aan kor u qaado heerka adeegga ee degmadeena
La Xiriir Waaxda Doorashooyinka
Iimeel: elections@kingcounty.gov
Taleefan: 206-296-VOTE (8683)
TTY: Relay 711
Sign up for email or text notifications