King County logo
v1.0.0

Degmada Ilaalinta Dabka ee Degmada King Lr. 2

Guddoomiyaha Jagada Lr. 2

Bob Lawson

Bob Lawson

12437 10TH AVE S

BURIEN, WA 98168

(206) 550-0435

ffblawson24@gmail.com

Education: South Seattle College-Washington State Fire Academy (Akadeemiyaha Dab-damiska Gobolka Washington)-EMT
Occupation: Dab-damiye Hawlgab ah-Degmada Ilaalinta Dabka ee Degmada King 2-Degmada Dab-damiska ee North Highline
Statement:

Iyadoo aan leeyahay 38 sano oo waayo-aragnimo ah oo ku saabsan adeegga dab-damiska, waxaan aqaan oo fahamsanahay dhibaatooyinka horyaalla waaxdeena dab-damiska.  Waxaan hubin doonaa in dab-damiyeyaasheena ay helaan shaqaale ku filan, tababar, qalabka iyo kheyraadka ay u baahan yihiin si ay shaqadooda ugu qabtaan si nabadgelyo iyo waxtar leh.

Aniga iyo xaaskayga waxaan magaalada Burien ka dhiganay gurigeena 40-kii sano ee la soo dhaafay.  Aniga oo ah degane, waxaan dan gaar ah ka leeyahay in Degmada Dab-damiska ee Degmada King 2 ay sii waddo bixinta adeeg tayo sare leh oo bulshada loo hayo.  Waxaan sidoo kale hubin doonaa in doolarka canshuur bixiyeyaasha si xikmad leh oo mas'uuliyad leh loo isticmaalo.

Waxaan si xushmad leh ku weydiisanayaa codkaaga. Waxaa i taageeray Dab-damiyeyaasha Burien Local 1461

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka