Candidates
v1.0.0
Candidates
Doorashada Guud 2025
Waaxda Dab-damiska ee Enumclaw
Guddoomiyaha Jagada Lr. 5
Education: Green River iyo Bellevue College
Occupation: Hawlgabay
Statement:
Waxaan u tartamayaa Guddoomiyaha Dab-damiska ee Waaxda Dab-damiska ee Enumclaw si aan u sii wado bixinta adeegyada dab-damiska iyo gurmadka ugu wanaagsan ee muwaadiniinta magaalada Enumclaw iyo Degmada Dab-damiska ee bulshada ay u qalanto oo u baahan tahay, iyadoo leh wakhtiyo jawaab celin weyn oo loogu talagalay dhammaan xaaladaha degdegga ah iyadoo la siinayo qalab iyo shaqaale oo waafaqsan sharciyada gobolka, shuruudaha federaalka, iyo heerarka qaranka.
50
so-SO
Production
La Xiriir Waaxda Doorashooyinka
Iimeel: elections@kingcounty.gov
Taleefan: 206-296-VOTE (8683)
TTY: Relay 711
Sign up for email or text notifications
Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka