King County logo
v1.0.0

Degmada Dugsiga Vashon Island 402

Agaasimaha Jagada Lr. 2

Jessica Adams

Jessica Adams

12607 SW 267TH PL

VASHON, WA 98070

(931) 625-4767

Jessicabush027@gmail.com

Education: Shahaadada Jaamacadda ee Daraasaadka Caalamiga ah iyo Maaliyadda Ganacsiga
Occupation: Maamulka Khatarta iyo Adeegyada Maaliyadeed
Statement:

Waxaan ahay hooyada 7 sanno jir mataano ah wiil/gabadh mataano ah oo dhigta Family Link.  Wiilkaygu sidoo kale wuxuu leeyahay baahiyo gaar ah wuxuuna adeegyo ka helaa Chautauqua.  Aragtidaan gaarka ah waxaan fursad u helay inaan barto qaar badan oo ka mid ah xubnaha shaqaalaha oo aan si toos ah u arko sida ay ugu adag tahay macalimiinteena iyo xubnaha shaqaalaheena si ay uga dhigaan dugsiyadeena mid cajiib ah. Waa rajadayda inaan ka taageero dugsiyadeena asalkayga ganacsiga iyo aaminaadda awoodaha waxbarasho ee dhammaan.

15 sanno oo aan ku jiray maaraynta khatarta iyo adeegyada maaliyadeed, waxaan dareemay in xirfadayda gaarka ah ay ku habboon tahay mustaqbalka guusha nidaamka dugsigeena. Waxa aan sannad ku qaatay si hagar la’aan ah oo aan ugu kuurgalayo ugana qaybqaadanayo dhaq-dhaqaaqa guddiga dugsigeena iyo bulshadayada.  Waa rajadayda inaan sii wado u adeeggida Jasiiradda aan jeclahay sannado badan oo soo socda.

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka