Candidates
Candidates
Doorashada Guud 2025
Degmada Dugsiga Tukwila Lr. 406
Agaasimaha Degmada Lr. 1
Maadaama aan ku soo barbaaray Degmada Dugsiga Tukwila waxaan ogahay inaan leenahay bulsho aad u kala duwan oo firfircoon, waxaana ku faanayaa inaan sii wado ka mid ahaanshaha bulshadeenna anigoo isku dheelitiraaya waxbarashadayda iyo waddooyinka shaqadayda gaarka ah. Ka qayb qaadashada tabarucaadda tababarka kubadda koleyga ee Foster ilaa caawinta macallimiinta si ay u diyaariyaan fasallada ama caawinta culayska koorsadooda, waxaan ogahay muhiimadda bulshada iyo dabaaldegga kala duwanaanshaheena, laakiin sidoo kale waxaan ogahay meelaha qaarkood ay ku liitaan. Inta aan hayo xilka agaasimaha degmada dugsiga, waxaan isku hayn doonaa heerka Kala-duwanaanshaha, Sinnaanta, Ka-mid-noqoshada iyo Helitaanka. Tani waa sida aan u maamuli jiray fasalladayda markii aan ahaa macallin (5 sanno) iyo isku-duwaha tababarka (2 sanno) ee Finishing Trades Institute Northwest waxayna hagaajisay barnaamijka guud ahaan.
La Xiriir Waaxda Doorashooyinka
Iimeel: elections@kingcounty.gov
Taleefan: 206-296-VOTE (8683)
TTY: Relay 711
Sign up for email or text notifications