King County logo
v1.0.0

Degmada Dugsiga Northshore Lr. 417

Agaasimaha Degmada Lr. 1

Carson Sanderson

Carson Sanderson

2020 MALTBY RD, STE 7, PMB 334

BOTHELL, WA 98021

(509) 906-1816

electCarsonSanderson@gmail.com

electCarsonSanderson.com

Education: Shahaadada Mastarka ee Injineernimada Farsamada, UW Seattle; Shahaadada Jaamacadda ee Injineernimada Farsamada, Jaamacadda Delhi, India
Occupation: Farsamo yaqaan Sare (Injineer Sharaf leh) - Boeing
Statement:

Waxaan ahay injineer, macallin, u doode bulshada, iyo waalid ku faanaya laba Northshore ka qalin-jebiyay—labaduba hadda ka shaqeeya xirfadaha caafimaadka. Waxaan u tartamayaa Guddiga Dugsiga Northshore si aan u taageero horumarinta canuga oo dhan, oo ay ku jiraan barnaamijyada waxbarashada gaarka ah iyo kuwa ardayda hibada sare leh.

Waxaan aaminsanahay in la xoojiyo dugsiyadeena dadweynaha iyada oo loo maraayo maalgelin loo siman yahay, mushaharka macallimiinta oo caddaalad ah, adeegyo caafimaadka maskaxda oo balaaran, tacliin adag, helitaan balaaran oo STEAM ah, iyo diyaarinta jaamacadda iyo xirfadaha. Waxaan u ololayn doonaa dugsiyo loo dhan yahay, ammaan ah, oo taageero leh, waxaan maalgelin doonaa macallimiin iyo shaqaale heer sare ah, waxaanan qaadan doonaa go'aanno xog ku saleysan oo ka tarjumaya qiyaamka bulshadeena.

Waxaan taageerayaa miisaaniyad mas'uul ah oo leh isla xisaabtan cad—hubinta in maalgelinta dadweynaha ay horseeddo natiijooyin arday oo la cabbirri karo, oo ay ku jiraan koriinka shucuurta iyo tacliinta, iyo diyaarinta nolosha. Waxaan sidoo kale la shaqeyn doonaa macallimiinta iyo sharci-dejiyeyaasha guud ahaan Washington si aan u dib-u-habeyno qaabka maalgelinta duugoobay ee hore ee asalka ah oo aan u balaarinno waxbarashada aasaasiga ah si ay u daboolaan baahiyaha arday kasta.

Anigoo ka faa’iideysanaayo khibraddayda hoggaamineed ee gaarka ah ee warshadaha gaarka loo leeyahay, waxbarashada sare, adeegga aan faa'iido doonka ahayn, iyo waayo-aragnimada nololeed, waxaan fulin doonaa ballanqaadkayga ah horumarinta canuga oo dhan. Taageerooyinka: Dimuqraadiyiinta Degmada Sharci-Dejinta 1aad; Senatarrada - Derek Stanford, Manka Dhingra iyo John Lovick; Wakiillada – Shelley Kloba, April Berg, iyo Bandy Donaghy; Xubnaha Golaha – Degmada King Rod Dembowski, iyo Degmada Snohomish Jared Mead

Arun Sharma

Arun Sharma

3822 186TH PLACE SOUTHEAST

BOTHELL, WA 98012

(425) 287-0067

elect@electarunsharma.com

electarunsharma.com

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka