King County logo
v1.0.0

Degmada Dugsiga Lake Washington Lr. 414

Agaasimaha Degmada Lr. 3

Angela Meekhof

Angela Meekhof

PO BOX #2256

REDMOND, WA 98073

electangela2025@gmail.com

www.angelameekhof.com

Education:
Occupation:
Statement:
Susan Hughes

Susan Hughes

8127 149TH PL NE # D218

REDMOND, WA 98052

(425) 941-7236

electsusanlwsdbrd3@gmail.com

Education: Shahaado Jaamacadeedka Cilmiga, Ganacsiga, University of Arizona; Ka Qalin Jebiyay, Naqshadaynta Gudaha, Harrington College of Design
Occupation: Wakiilka Kirada, Kalkaaliye Macallin ee Hore
Statement:

Anigu waxaan ahay waalid, macallin, iyo xubin ka tirsan bulshada, anigoo in ka badan toban sanno uga soo shaqeeyay Degmada Dugsiga Bellevue sidii kaaliye macallin (paraeducator).

Waxaan si toos ah u arkay waxa ugu muhiimsan waxbarashada: heer sare oo tacliimeed, amniga fasalka, iyo iskaashi daacad ah oo lala yeesho qoysaska.  Waxaan taageeraa xuquuqda waalidka, hufnaanta manhajka, iyo diirad saarista waxbarashada tacliimeed - ee aan ahayn waxbarasho shucuur ama mabda' ku salaysan. Ma taageersani fikradda beddelka jinsiga ee dugsiyada.  Waxaan u ololayn doonaa miisaaniyad mas'uul ah, barnaamijyo xooggan oo STEM iyo farshaxan ah, taageerada macallimiinta iyo ardayda, iyo horumarinta ilaha caafimaadka maskaxda. 

Anigoo leh khibradda taageeridda ardayda, wada shaqeynta waalidiinta, iyo la shaqeynta macallimiinta, waxaan diyaar u ahay inaan u adeego carruurta degmada. Waxaan si xushmad leh kuu weydiisanayaa codkaaga.

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka