Candidates
v1.0.0
Candidates
Doorashada Guud 2025
Degmada Dugsiga Auburn Lr. 408
Agaasimaha Degmada Lr. 5
Education: Shahaado Jaamacadeedka Cilmiga Bulshada, University of Washington
Occupation: Xubin ka tirsan Guddiga PTA & PTSA, Mutadawac Iskuul
Statement:
Waxaan deganaa intaan noolaa magaalada Auburn anoo ah qof ka qalin jabiyay Dugsiga Sare ee Auburn, hadda waxaan korinayaa carruur dhigata dugsiyada Auburn. Waxaan ku lug lahaa PTA muddo 7 sanno ah waxaanan iskaa wax u qabso ka ahaa halka ay caawinaad looga baahdo dugsiyada dhexdiisa.
Sida xubin ka tirsan guddiga, waxaan rajeynayaa inaan sii wado taageerada degmada aan ku soo barbaaray oo ay carruurtaydu hadda dhigtaan. Waxaan ku faraxsanahay fursadda aan ugu adeego ardayda, qoysaska, iyo shaqaalaha Dugsiyada Auburn.
Waad ku mahadsan tahay codeyntaada!
50
so-SO
Production
La Xiriir Waaxda Doorashooyinka
Iimeel: elections@kingcounty.gov
Taleefan: 206-296-VOTE (8683)
TTY: Relay 711
Sign up for email or text notifications
Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka