Candidates
Candidates
Doorashada Guud 2025
Tuulada Skykomish
Golaha Jagada Lr. 4
Anigoo ah degane Skykomish in ka badan 9 sano, waxaan arkay tuuladaan oo ku socota isbedelo iyo dhaqaaq badan, oo aan muddo sanado ah doonayay inaan qayb ka noqdo mustaqbalka.
Mustaqbalku waa hadda.
Waxaan jeclaan lahaa inaan wax badan ka barto sida gudaha ee Skykomish u shaqeeyo, waxaana rajeynayaa in anigoo buuxinaya kursigan, aan noqon karo isku xiraha Golaha Tuulada iyo dadweynaha, anigoo yareynaya dareenka cabsida leh ee siyaasadda tuulada, isla markaana dhiirigelinaya ka-qaybgalka qaabaynta mustaqbalka gurigeenna. Ma lihi taariikh siyaasadeed, laakiin waxaan leeyahay jacayl badan oo aan u qabo magaaladaan, iyo rabitaan qoto dheer oo aan ku matalo bulshada ay ku dhex jirto. Waxaan bixinayaa aragti cusub oo dhinacyo badan leh, waxaana, sida idink oo dhan, rabaa inaan arko Skykomish oo kobcaysa. Ilaalinta bulshadan waa diiraddayda ugu weyn. Ii oggolaada inaan noqdo codkiinna. U codeeya Mo ee jagada Golaha #4.
La Xiriir Waaxda Doorashooyinka
Iimeel: elections@kingcounty.gov
Taleefan: 206-296-VOTE (8683)
TTY: Relay 711
Sign up for email or text notifications