King County logo
v1.0.0

Tuulada Skykomish

Duqa Magaalada

No photo submitted

Henry W Sladek

210 RAILROAD AVE. E. PO BOX 147

SKYKOMISH, WA 98288

(425) 293-1937

HSLADEK@MSN.COM

Education: Shahaadada Cilmiga, Xisaabinta CWU
Occupation: Mulkiilaha iyo Maamulaha Hoteel
Statement:

Waxaan ku faraxsanahay inaan ku noolahay, ka shaqeeyo gudaha iyo u shaqeeyo Tuulada Skykomish muddo ka badan 20 sanno hadda.  Intii aan ahaa Duqa Magaalada 4-tii sanno ee la soo dhaafay, iyo Golaha Magaalada 12-kii sanno ee ka horreeyay, waxaan arkay Tuulada oo isbeddelaysa oo isu diyaarinaysa koboc miisaan leh oo waara marka aan u guureyno meel loo dalxiis tago oo lagu ciyaaro bannaanka iyo meel booqasho.  Waxaan jeclaan lahaa inaan sii wado kobacayada iyo guushayada jihadaas 4-ta sanno (iyo tayda ugu dambeysa) ee soo socota.  Waxaan jeclaan lahaa codkaaga iyo taageeradaada.

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka