King County logo
v1.0.0

Magaalada Shoreline

Golaha Jagada Lr. 7

Christopher Roberts

Christopher Roberts

20325 25TH AVE NE

SHORELINE, WA 98155

(206) 552-9160

chris@chrisrobertswa.com

www.votechrisroberts.com

Education: PhD, University of Washington; Shahaadada Jaamacadda, Willamette University
Occupation: Macallin, North Seattle College; Xubin, Golaha Magaalada Shoreline
Statement:

Waxaa sharaf ii ah in aan u adeego sida xubinta golahaaga, anigoo matalaya magaalo heellan oo u heellan horumarinta sinnaanta iyo hagaajinta nolosha dhammaan dadweynaha degan magaalada. Waxaan ku faanayaa inaan matalo magaaladeena guddiga Ururka Magaalooyinka Qaranka waxaanan ka ahay xubnihii aasaasay ururka degmada hoose ee dadka native ka ah.

Iyadoo aan la kulmeyno yoolalka cimilada, waa inaan taageernaa in la helo maciishad la awoodi karo oo dhan, gaar ahaan qoysaska da'da yar iyo waayeelka. Waxaan mudnaanta siin doonaa ballaarinta waddooyin ammaan ah oo loo maro dugsiga iyo hagaajinta isgoysyada halista ah. Waxaan sidoo kale u ololayn doonaa booliis xooggan oo ku saleysan bulshada iyo maxkamad bulsho si aan u hubinno in xaafadahayaga ay ammaan yihiin. Waxaan sii wadi doonaa dib-u-soo noolaynta jardiinooyinkeena, ilaalinta goobaha furan, iyo sahaminta dhismaha barkad dadweyne oo qof walba ku raaxaysto.

Dhegaysiga dadweynaha magaalada ayaa ah mudnaantayda ugu sareysa, waxaana sii wadi doonaa shaqada si aan magaalada uga dhigo mid laga heli karo dhammaan. Waxaan ka mahad celin lahaa inaan helo codkaaga.

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka