King County logo
v1.0.0

Magaalada Pacific

Golaha Jagada Lr. 7

Eric Petersen

Eric Petersen

200 3RD AVE SW

PACIFIC, WA 98047

(425) 531-0543

eric.whiteknuckles1@gmail.com

Education: School of hard knocks (Dugsiga garaacyada adag)
Occupation: Kormeeraha Guud ee Dhismaha, 36 sanno oo ah Hawl-wadeenka Qalabka ee Ururka Shaqaalaha
Statement:

Waxay u muuqataa inaan cidna ila tartameynin, laakiin waxaan kuu sheegayaa tan: Codka aad ii dhiibato waa dammaanad inaad heli doonto qof u dagaallama inuu yareeyo canshuuraha, yareeyo qiimaha adeegyada, iyo inuu yareeyo korontada iyo biyaha. Isla markaana lacagta canshuurta ka soo xaroota aan la dayacin. In la joojiyo ku bixinta doolarka canshuurta ka imaada waxyaabo aan loo baahnayn, sida aan sameeyay 4-tii sanno ee la soo dhaafay. Laakiin waxaa kale oo jira kursi ka bannaan golaha oo aan cidna u tartamin, taasoo macnaheedu yahay in goluhu qof magacaabi doono, taa ka dib waxaan golaha dhexdiisa uga baahanahay qof aanu isku fikir nahay oo naga caawiya halgankaan, haddii aad tahay qofkaas, fadlan ka fikir inaad codsato oo aad iga caawiso dagaalka si aan caqli galnimo ugu soo hayno magaaladayada!!! 

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka