King County logo
v1.0.0

Magaalada Pacific

Golaha Jagada Lr. 5

Lawrence C Boles

Lawrence C Boles

396 WHITE RIVER DR

PACIFIC, WA 98047

(206) 853-8592

lcboles1980@yahoo.com

Education: Shahaadada Doctornimada ee Cilmiga Diinta
Occupation: Baadari, DD
Statement:

Bayaanka Musharaxa

Waxaan u tartamayaa Golaha Magaalada Pacific sababtoo ah waxaan aaminsanahay wanaagga adeegga dadweynaha uu ku sameyn karo horumarinta nolosha deganeyaashayada. Waxaan arkaa bulsho ay qof walba leeyahay guri deggan iyo helitaanka kheyraadka ay u baahan yihiin si ay u horumaraan. Mudnaantayda Golaha waa: Maalgelinta Jardiinooyinka Dadweynaha – Ilaalinta nadaafadda iyo dayactirka jardiinooyinkeena iyo goobaha lagu ciyaaro, si loo siiyo qoysaska iyo bulshada meel ammaan ah oo ay ku kulmaan oo ku ciyaaraan. Waxaan ka shaqeynayaa xallinta dhibaatada hoy la'aanta Anagoo si naxariis leh u wajahaya hoy la'aanta, waxaan isku xirnaa shakhsiyaadka iyo kheyraadka iyo adeegyada taageerada. Hubinta Ammaanka Dadweynaha – Dhisidda isla xisaabtanka iyo wada shaqeynta laamaha amniga si loo ilaaliyo bulshadeenna. Waxaan ku faanayaa shaqadayda oo aan la sameeyay laamaha sharciga si loo yareeyo rabshadaha kooxaha iyo inaan la taliyo dhallinyarada. 

Waxaan aaminsanahay in iyada oo loo marayo iskaashi, naxariis, iyo go'aan qaadasho, aan ka dhigi karno Pacific meel ka sii xoog badan, ka ammaan badan, oo soo dhawweyn badan.

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka