King County logo
v1.0.0

Magaalada Normandy Park

Golaha Jagada Lr. 6

Eric Zimmerman

Eric Zimmerman

17837 1ST AVE S

NORMANDY PARK, WA 98148

(206) 925-3449

ericfornp@gmail.com

Education: Shahaadada Mastarka, Gonzaga University. Shahaadada Jaamacadda, Seattle Pacific University.
Occupation: Wakiil lasoo doortay
Statement:

Waad ku mahadsan tahay inaad igu aaminay inaan xubin ku ahaado golahaaga iyo duqaaga magaalada. Ma jiro qof ila tartamaaya laakiin waxaan idin ballanqaadayaa inaan hubiyo dowlad aan muran lahayn oo shaqeyneysa, oo qabata hawlaha maalinlaha ah ee ka dhigaya magaaladeenna meel weyn oo lagu noolaado lana booqdo.

Wax badan ayaa is beddelay Washington tan iyo markii aan markii ugu horreysay oo aan ku biiray dowladda. Waxaan rabaa inaad dareento wacan tahay inaad aaminto in la xisaabtanka ay lagama maarmaan tahay marka sharciyadeenna la jebiyo. Waxyaalaha ka dhigaaya xaafadeena kuwo ammaankooda yar yahay, waa caadi in la yiraahdo, "Tani caadi maaha!", aadna doonayso in dowladdaadu xalliso.

Daryeelka aan u fidinno kuwa dhibban wuxuu noqonayaa daryeel keliya marka uu caawiyo, iyo ka mid ahaanshaha bulshadeenna ma laha macno kuwa ku xayiran dibadda bulshada ayadoo dowladda ogolaatay darteed. Warqaddaada codbixinta maanta waa muhiim. Hoggaamiyeyaasha la doortay ee gobolka oo dhan ayaa iska kaashanaya sidii loo xallin lahaa dhibaatooyinkeenna ugu waaweyn, iyadoo naxariis iyo la xisaabtan ay wada jiraan. Waxaan si xushmad leh u weydiisanayaa codkaaga si ay tani u korto.

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka