King County logo
v1.0.0

Magaalada Maple Valley

Golaha Jagada Lr. 4

Victoria Schroff

Victoria Schroff

23915 232ND PL SE

MAPLE VALLEY, WA 98038

(425) 578-4284

victoriaschroff@gmail.com

Education: College of the Sequoias iyo Arizona School of Massage Therapy (Dugsida Daaweynta Masaajada)
Occupation: Iskeed U Shaqeeysa Daaweeye Masaajo Shahaadaysan
Statement:

"Waxaan diiradda saari doonaa abuurista dhaqan ay qof walba ku dareemayo inuu ka tirsan yahay." Tani waa qiyamka ugu horreeya ee magaalada, waxaana aad ugu faanaya inaan ka mid ahaa kooxda qoray intii lagu jiray xilligeygii ugu horreeyay. Si aan ballantaas u fuliyo, waxaan maalin walba ka shaqeeyaa sidii aan u kobcin lahaa bulsho caafimaad qabta, oo si wanaagsan u dhisan, waxaanan ka soo shaqeeyay guddiyada deegaanka iyo goboleedka ee Cimilada, Ka Mid Noqoshada, Guriyeynta, Gaadiidka, Isgaarsiinta, Maaliyadda, Ammaanka Dadweynaha, waxaanan mudnaanta siinayay abuurista dhacdooyin cusub si in badan oo deganeyaasheena ay u helaan dareen guri oo weyn.


Intaa waxaa dheer, Waxaan awooday inaan kasbado Shahaado Hoggaaminta Dowladda Hoose, sababta oo ah dhammaan ma noqon karaan kuwo halis ah, waxaana sidoo kale si farxad leh uga mid ah abuurayaashii Gnorm the Gnome ee wakiilka Magaalada!


Waxaan rajaynayaa sharafta sii socota ee u adeeggida Maple Valley sida aan u hagayno magaaladeena quruxda badan, koraysa ilaa afarta sano ee soo socota! 

 

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka