King County logo
v1.0.0

Magaalada Lake Forest Park

Golaha Jagada Lr. 7

Larry Goldman

Larry Goldman

14643 36TH CT NE

LAKE FOREST PARK, WA 98155

larryforlfp@gmail.com

www.larryforlfp.com

Education: Rutgers University - BA ee Kimistariga; Cardiff University - PhD ee Kimistariga
Occupation: Xubinta Golaha ee LFP, Ku-xigeenka Barafasoor Waxbare - UW Chemistry
Statement:

Intii aan 4 sanno ku jiray Golaha Magaalada LFP, waxaan ka shaqeeyay inaan LFP ka dhigo magaalo soo dhawweyn leh oo deegaanka u wanaagsan. Waxaan aaminsanahay in LFP ay ku socoto jihada saxda ah, waxaana doonayaa inaan ka faa'iidaysto 4-tii sanno ee la soo dhaafay si aan u sii wado horumarka si taxaddar leh.

Waxaan rabaa in ay noqoto mid ammaan ah oo dadka ay ku lugeeyaan oo ku baaskiil wataan agagaarka LFP, gaar ahaan agagaarka dugsiyadeenna. Waxaan aaminsanahay in magaalada ay u baahan tahay inay shaqaaleysiiso maareeye cimilada si uu uga caawiyo hirgelinta Qorshaha Waxqabadka Cimilada ee aan dhawwaan hirgelinnay, kaas oo ka mid noqon doona ilaalinta kaynta muhiimka ah ee magaaledeena. Waxaan jeclaan lahaa inaan sahamiyo sida aan si taxadar leh ugu sahamin karno fursadaha dheeraadka ah ee guryaha dhexe ee ku habboon dabeecadda xaafadda, sida guryaha cottage-ka. Aniga waxaan taageeraa dadaallada lagu doonayo in miisaaniyadda magaalada laga dhigo mid waara muddo dheer.

Waxaa sharaf ii ah taageeradaada muddo kale oo aan ku sii jiro Golaha Magaalada LFP.

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka