King County logo
v1.0.0

Magaalada Lake Forest Park

Golaha Jagada Lr. 1

Semra Riddle

Semra Riddle

20126 BALLINGER WAY NE BOX 219

Shoreline, WA 98155

semra@semraforlfp.com

SemraforLFP.com

Education: UW Shahaado Jaamacadeedka Cilmiga Adabka ee Dhismaha
Occupation: Naqshadaynta Muuqaalka iyo Maareeyaha Dhismaha, Xubinta Golaha oo 9 sannadood
Statement:

La xaqiijiyay. Daacadnimo leh. Waaqici Taxadara Aragtidayda had iyo jeer waxay noqon doontaa LFP firfircoon, iyadoo la ilaalinayo waxa nagu weyn oo aan si mas'uuliyad leh u abuureyno xalal loogu talagalay caqabadaha cusub.  Xalka sida sanduuqyada boostada ee la xiro si kharash yar si looga hortago xatooyada. Hoggaaminta miisaaniyaddeena si aan u ilaalino jardiinooyinkeena, durdurradeena, iyo geedahayaga. In kasta oo sicir barar taariikhi ah uu jiro, haddana xakamaynta kharashyada iyadoo la hubinayo in amniga aan la khatar gelin. Hubinta in kaalmada caafimaadka maskaxda ay caawiso marka booliisku awoodi waayaan.

Si wadajir ah, waxaan maalgelin ku sameyn doonaa amniga, dhiiragelin doonaa fursadaha ganacsi, horumarin doonaa aragtideena ku saabsan guryaha iyo kaabayaasha, iyo waxyaabo kale oo badan.  Dhibaatooyinka adag ma laha jawaabo fudud oo sahlan. Caqabadaheena hadda waxay u baahan yihiin faham daacad ah iyo dhammaystiran ee miisaaniyaddeena iyo siyaasadaha, iyo si gaar ah, ka-qaybgal joogto ah oo ka yimaada bulshadeenna cajiibka ah ee firfircoon.

Waxaa si sharaf leh u taageeray Dimuqraadiyiinta KC, FairVote, The Urbanist, Kutlada Siyaasadeed ee Haweenka Qaranka, iyo 14+ mas'uuliyiin la soo doortay ee deegaanka oo ay ku jiraan 4 xubnood oo hadda iyo hore uga tirsanaa golaha magaalada LFP, duqa magaalooyinka Bothell, Shoreline, iyo Kenmore iyo xubnaha golaha, Wakiillada Degmada Sharci Dejinta 1aad, iyo aqoonsiga Moms Demand Action (Hooyooyinka Waxay Dalbanayaan Ficil).

Bryce James

Bryce James

17851 BALLINGER WAY NE

LAKE FOREST PARK, WA 98155-0234

(206) 910-2701

bryce@lfpcommunity.org

www.lfpcommunity.org

Education:
Occupation:
Statement:
50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka