King County logo
v1.0.0

Magaalada Kenmore

Golaha Jagada Lr. 6

Eric Adman

Eric Adman

7815 NE 192ND ST

KENMORE, WA 98028

eric4kenmore@gmail.com

www.eric4kenmore.com

Education: BA (Shahaadada Jaamacadda), Dhaqaalaha, University of Washington
Occupation: Isku-Duwe Wadaag, Hey'ada Adopt A Stream
Statement:

Kenmore waa bulsho wanaagsan. Waxaan leenahay hanti dabiici ah oo badan sida haraheena, webiyadeena, kaymaheena, dhul qoyanadeena, iyo jardiinooyinkeena. Waxyaabahaas waa in loo ilaaliyo tayada nolosheena, cimilada, duurjoogta iyo soo kabashada salmonka. Waa inaan sii wadnaa inaan ka shaqeyno helitaanka iyo guryo la awoodi karo. Kenmore waa bulsho ammaan ah oo leh adeegyo degdeg ah oo wanaagsan, waana inaan sidaas ku sii haynaa. Waa inaan kobcinaa ganacsiyada cusub iyo kuwa jira. Mas'uuliyadda maaliyadeed waa in ay noqotaa mudnaanta Magaalada. Kenmore waa in ay noqotaa bulsho qof walba soo dhaweynaysa.

Aniga iyo xaaskayga Staci waxaan ku noolayn Kenmore tan iyo markii isku darka sannadkii 1998. Carruurteena waxay aadeen dugsiyada Northshore. Waxaan ka shaqeeyay bulshadeenna anigoo ah kalkaaliye caafimaad, guddoomiyaha dab-damiska, iyo hoggaamiye deegaanka.

Waxaan sharaf ii ah inaan fursad u helo inaan ka mid noqdo Golaha Magaalada Kenmore.

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka