King County logo
v1.0.0

Magaalada Issaquah

Golaha Jagada Lr. 7

Tola Marts

Tola Marts

PO BOX 802

ISSAQUAH, WA 98027

tola@tola4issaquah.net

www.tola4issaquah.net

Education: Shahaadada Jaamacadda / Injineernimada Farsamada (U of MN)
Occupation: Madaxa Fulinta Engineerinka
Statement:

Issaquah gudaheeda, dadka halkan deggan ma awoodaan inay halkan ka shaqeeyaan, dadka halkan ka shaqeeyana ma awoodaan inay halkan degganaadaan. Sababtoo ah guryaha shaqaalahuna kuma filna shaqooyin mushahar nolosha ku filaana malaha.

Dhanka guryaha shaqaalaha, waxaan sii wadi doonaa inaan ku adkaysto (sida aan sameynayay tan iyo markii la iigu doortay 2009) in guryo dheeraad ah oo keliya lagu oggolaado Dooxada, halkaas oo adeegyo iyo gaadiid ay ka jiraan, isla markaana aan ku waajibinno isku-dar qiimayaal oo ay ku jiraan guryo ay awoodi karaan booliiskeenna, dab-damiyeyaashayada, iyo macallimiinteennu.

Dhanka shaqooyinka mushahar nolosha ku filan, waxaan sii wadi doonaa inaan riixo (sida aan sameynayay tan iyo 2009) ka-qaybgalka maamulka heerka sare C-level iyo heshiisyo horumarinta dhaqaalaha oo keenaya loo-shaheeyayaal waaweyn ee gudaha dooxada, halkaas oo ay ka bixin karaan shaqooyin wanaagsan iyo suuq adeeg labaad oo u adeega magaaladeenna.

 

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka