King County logo
v1.0.0

Magaalada Enumclaw

Golaha Jagada Lr. 7

Breanna Hott

Breanna Hott

1213 GARFIELD ST

ENUMCLAW, WA 98022

(253) 797-2370

BREANNA.HOTT@GMAIL.COM

Education:
Occupation:
Statement:
Ed Storton

Ed Storton

3293 MEADOW PARK AVE

ENUMCLAW, WA 98022

(206) 940-1347

Edstorton@icloud.com

Education: Shahaado Jaamacadeedka Cilmiga ee Maamulka Ganacsiga iyo Maareynta Hawlaha, University of Phoenix
Occupation: Tababarre Maaliyadeed; Hawlgab ka noqday Shaqo Maamul Dhisme
Statement:

Mudnaantayda aan idinku matalaayo golaha waa in aan hubiyo kobaca degdegga ah ee magaalada, ilaalinta mas'uuliyadda maaliyadeed, iyo in aan Enumclaw ka dhigo mid ammaan ah.

Dhammaanteen waxaan aragnaa isbeddelka degdegga ah ee ka socda magaalada Enumclaw. Maareynta kobacaas iyadoo la yaraynayo faragelinta xad-dhaafka ah ee degmada iyo gobolka waxay ka caawin kartaa magaaladeena inay ilaaliso dabeecaddeeda. Khibraddayda maamulka dhismaha ee kormeerka miisaaniyadaha dhismaha ee malaayiin doolar ah waxay noqon doontaa hanti. Intaa waxaa dheer, waxaan xoogga saari doonaa ammaanka dadweynaha iyo ilaalinta firfircoonida magaalada Enumclaw, kuwaas oo muhiim u ah in la ilaaliyo magaalada Enumclaw ee aan jecel nahay.

Waxaan ahay Guddoomiyaha Guddiga Jardiinka, halkaas oo aan ka soo shaqeeyay in ka badan shan sanno oo wax soo saar leh. Waxaan dhawwaan dhammaystay shan sanno oo aan ahaa Madaxweynaha ururka mulkiileyaasha guryaha (HOA) ee xaafadeena. Waxaan si firfircoon ula socdaa doodaha golaha magaalada waxaanan sameeyay faallooyin dadweyne, ha ahaato taageero ama ka soo horjeedo arrin gaar ah. Waxaan rajeynayaa inaan sii wado adeeggayga anigoo codkaaga u gudbinaaya golaha magaalada.

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka