King County logo
v1.0.0

Magaalada Enumclaw

Golaha Jagada Lr. 3

Sabrina Solmonsen-Waterhouse

Sabrina Solmonsen-Waterhouse

PO BOX 1444

ENUMCLAW, WA 98022

(253) 205-5348

Sabrina.waterhouse@yahoo.com

Education: Dugsiga Sare ee Enumclaw - Akadeemiyada Naqshadeynta iyo Farsamada (Academy of Design and Technology)
Occupation: Maareeyaha Iibka-Bridgets Boutique
Statement:

Aniga oo musharax ah, waxaan ballanqaadayaa inaan si daacad ah u dhegaysto deganeyaasha Enumclaw, aan la falgalo bulshada, isla markaana aan ka muuqdo Hoolka Magaalada. Ganacsiyada maxalliga ah iyo muwaadiniintu waxay mudan yihiin wakiil firfircoon oo daneeya mustaqbalka magaaladeena oo wax ka qabta arrimaha jira. Anigoo leh in ka badan 12 sanno oo waayo-aragnimo ah oo ka shaqaynayay bartamaha magaalada Enumclaw, waxaan u heelanahay badbaadada dadweynaha iyo korriin mas’uuliyad leh. Anigoo ku dhashay kuna barbaaray Plateau-ga, 22 sanno ayaan aniga iyo seygeyga Enumclaw ugu yeernay gurigeenna. Khibraddayda ka shaqeynta boutique maxalli ah ee Main Street ayaa i siisay aragtiyo qiimo leh oo ku saabsan waxa no faa’iideeya oo hagaajiya magaaladeena. Haddii la i doorto, waxaan si dadaal leh uga shaqeyn doonaa ilaalinta soo jiidashada gaarka ah ee Enumclaw.

No photo submitted

Adella King

PO BOX 1496

ENUMCLAW, WA 98022

Education:
Occupation:
Statement:
50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka