King County logo
v1.0.0

Magaalada Duvall

Golaha Jagada Lr. 1

Sara Taylor

Sara Taylor

14933 276TH PL NE

DUVALL, WA 98019

Sara724@yahoo.com

Education: Shahaadada Cilmiga Adabka ee Isgaarsiinta, Seattle University; Shahaadada Mastarka ee Waxbarashada, Lesley University
Occupation: Macallin Waxbarashada Dugsiga Hoose, Degmada Dugsiga Northshore
Statement:

Duvall waa magaalo leh dabeecad, qalbi, iyo bilic dabiici ah. Waxay ka badan tahay meel aan ku noolahay; waa halka aan doortay inaan qoyskeyga ku barbaariyo. Iyadoo koritaanku sii dedegeyo, waxaan u tartamayaa Golaha Magaalada si aan u hubiyo in Duvall barwaaqowdo oo ay u dhisto fursado kala duwan oo loogu talagalay dhammaan degganeyaasha iyadoo si feejigan loo dhowrayo meelaha cagaaran.

Anigoo ah xubin bulsho, waxaan dareemayaa baahida loo qabo in magaalada gudaheeda lagu kordhiyo hawlo loogu talagalay carruurta, dhallinyarada, waayeelka, iyo qoysaska. Inta badan waxaan u safarnaa magaalooyinka deriska wixii ka baxsan makhaayadaha. Waxaan jeclaan lahaa inaan u doodo hawlo iyo ganacsiyo maxalli ah oo dheeraad ah oo lagu hago talo-soo-jeedinta dadweynaha.

Anigoo in ka badan labaatan sano macallin dugsiga hoose ah, waxaan ahay xalliye dhibaato oo wax ku ool ah, dhegeyste wanaagsan, iyo fekerle dabacsan. Xirfadahan ayaan u adeegsan doonaa si aan uga qayb qaato ilaalinta Duvall sidii meel gaar ah oo ay tahay. Sharaf bay ii noqon lahayd inaan kasbado kalsoonidaada iyo codkaaga.

Adam Olen

Adam Olen

16128 271ST PL NE

DUVALL, WA 98019

campaign@adamolen.com

www.adamolen.com/

Education:
Occupation:
Statement:
50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka