Candidates
Candidates
Doorashada Guud 2025
Magaalada Clyde Hill
Golaha Jagada Lr. 5
Mike Minard
PO BOX 3532
BELLEVUE, WA 98009
No statement submitted
Dean Hachamovitch
1100 BELLEVUE WA NE, STE 8A-811
BELLEVUE, WA 98004
(425) 455-0636
Madaxa u Taagan Golaha Clyde Hill
Maxaa muhiim kuu ah sida qof degan magaalada? Qoyskaygu waxay u guureen magaalada Clyde Hill 24 sanno ka hor, iyagoo ku soo jiitay nabadda iyo dareenka bulshada. Maanta, dhimanaanta miisaaniyadda ee soo noqnoqda waxay khatar gelinaysaa badbaadada iyo xasilloonida aan dhammaanteen qiimeyno. Afar sanno, waxaan si toos ah u wajahay arrimaha, anigoo u doodaya mas'uuliyadda maaliyadeed iyo ammaanka dadweynaha — tusaale ahaan, maalgelinta booliska, ma aha kharashka sare. Sida qayb ka mid ah golahaaga magaalada, waxaan ilaaliyay qiimaha hantida anigoo ka dhigay xeerka magaalada mid cad oo si fudud loo dhaqan gelin karo. Si aan u taageero badbaadada bulshada, waxaan aasaasay Clyde Hill Police Foundation (Hey’adda Booliiska ee Clyde Hill).
Si wadajir ah, weli waxaan sameyn karnaa wax badan si aan magaalada Clyde Hill u sii kobcino. Waxaan ku faraxsanahay inaan sii wado u adeeggida, dhegaysiga, iyo inaan noqdo u doodehaaga ee Clyde Hill oo ammaan ah, xasilloon, oo xooggan. Taageerooyinka: Xubinta Golaha Magaalada Bellevue Jared Nieuwenhuis; Duqa Magaalada Yarrow Point Katy Harris; Guddoomiyeyaasha Guddiga Adeegga Bulshada iyo Qorsheynta ee Clyde Hill Brian Ouellette & Mark Kroese
La Xiriir Waaxda Doorashooyinka
Iimeel: elections@kingcounty.gov
Taleefan: 206-296-VOTE (8683)
TTY: Relay 711
Sign up for email or text notifications