King County logo
v1.0.0

Magaalada Algona

Golaha Jagada Lr. 4

No photo submitted

Jennifer Freeberg

208 3RD AVE N

ALGONA, WA 98001

(253) 569-8729

Freeberg4Council@gmail.com

Education: Wax macluumad ah masoo gudbin
Occupation: Wax macluumad ah masoo gudbin
Statement:

Waxaa sharaf ii ah inaan u adeego dadka magaalada Algona. Waxaan danaynayaa ka-qaybgalka bulshada, daah-furnaanta, iyo ka dhabeynta in codkaaga la maqlo. Hadda waxaan ahay Guddoomiyaha Guddiga Qorsheynta waxaanan iskaa wax u qabso ahaan ugu shaqeeyaa darawalka Metro Community Van, sababtoo ah waxaan aaminsanahay in adeegga dadweynaha uu ka bilaabmo dhegaysiga, soo bixidda, iyo ka qaybgalka. Wadajir, waxaan ku dhisi karnaa magaalo xoog badan oo isku xiran oo qof walba uu dareemayo in la qiimeeyo oo la soo dhawweeyo. Marka aan ku hoggaamino naxariis iyo daacadnimo, horumar dhab ah ayaa suurtagal ah.

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka