King County logo
v1.0.0

Degmada Biyaha ee Degmada King Lr. 123

Guddoomiyaha Jagada Lr. 2

Marenah Ryan

Marenah Ryan

8437 309TH PL SE

ISSAQUAH, WA 98027

Education: Waxaan diyaarinaya Shahaado Jaamacadeedka Falanqaynta Xogta, Bellevue College; Shahaado Jaamacadeedka Cilmiga Jimicsiga, University of Tennessee
Occupation: Maamule, Degmada Biyaha ee Degmada King 123
Statement:

Waxaan si sharaf leh ugu adeegay degmadayada biyaha ee maxalliga ah in ka badan hal sano, waxaanan helay waayo-aragnimo toos ah oo ku saabsan hawl-maalmeedka iyo qorshaynta muddada-dheer ee sii wadda nidaamkeena biyaha ee si habsami leh u shaqeeya. Waxaan ku dadaalaya in la hubiyo adeegyo biyo oo lagu kalsoonaan karo, ammaan ah, oo la awoodi karo oo loogu adeego bulshadeenna. Tani waa bulshadeenna, biyahaheenna, iyo mustaqbalkeenna. Sharaf bay ii ahaan lahayd inaan sii wado u adeegidda bulshadeenna.

50 so-SO Production

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka