Candidates
v1.0.0
Candidates
Doorashada Guud 2025
Magaalada Pacific
Golaha Jagada Lr. 6
Education: Ka Qalin Jebiyay Dugsiga Sare ee Nathan Hale
Occupation: Adeegaha Xafladaha ee Westin Hotel 35 Sanno
Statement:
Waxaan diiradda saaraya horumarinta bulshada Pacific iyo keennida fursado kuwa kale! Waxaan ku faraxsanahay in aan ku biiro golaha waxaanan rajeynayaa in aan caawiyo magaalada Pacific.
50
so-SO
Production
La Xiriir Waaxda Doorashooyinka
Iimeel: elections@kingcounty.gov
Taleefan: 206-296-VOTE (8683)
TTY: Relay 711
Sign up for email or text notifications
Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka