Ballot measures
Ballot measures
Nofeembar 3, 2026 Doorashada Guud
Official list
Gobolka
Cabbirrada Sharciga ee Gobolka
Xeerka Hindisaha Lr. IP26-645
Xeerka Hindisaha Lr. IP26-645 wuxuu khuseeyaa canshuuraha gobolka iyo kuwa deegaanka.
Cabbirrada Sharciga ee Gobolka
Xeerka Hindisaha Lr. IL26-001
Cabbirrada Sharciga ee Gobolka
Xeerka Hindisaha Lr. IL26-638
Xeerka Hindisaha Lr. IL26-638 wuxuu khuseeyaa ka-qaybgalka ciyaaraha isboortiska ee dugsiyada K-12.
Magaalada
Magaalada Bothell
Soo Jeedinta Lr. 1
Ku Biiritaanka Maamulka Dab-damis Goboleedka ee Waaxda Dab-damiska ee Shoreline
Magaalada Clyde Hill
Soo Jeedinta Lr. 1
Canshuur Si Loo Sii Wado Bixinta Adeegyada Ammaanka Dadweynaha iyo Adeegyada Isticmaalka Dhulka ee Clyde Hill
Magaalada Issaquah
Soo Jeedinta Lr. 1
Curaarta Jardiinooyinka iyo Goobaha Furan
Magaalada Kenmore
Soo Jeedinta Lr. 1
Canshuurta Maareynta Cimilada & Deegaanka, Guriyeynta La Awoodi Karo, iyo Adeegyada Aadanaha
Magaalada Lake Forest Park
Soo Jeedinta Lr. 1
Kor-U-Qaadista Canshuurta ee Adeegyada Ammaanka Dadweynaha
Magaalada Milton
Soo Jeedinta Lr. 1
Canshuurta Iibka iyo Isticmaalka ee Dheeraadka ah ee Loogu Talagalay Booliiska iyo Ammaanka Dadweynaha
Magaalada SeaTac
Soo Jeedinta Lr. 1
Canshuurta Iibka iyo Isticmaalka ee Ka Hortagga Dabka iyo Caddaaladda Dambiyada
Magaalada Seattle
Soo Jeedinta Lr. 1
Xeerka Gaadiidka Seattle
Magaalada Shoreline
Soo Jeedinta Lr. 1
Aasaasidda Degmada Jardiinka Magaalo Weynta ee Shoreline
Dugsiga
Degmada Dugsiga Auburn Lr. 408
Soo Jeedinta Lr. 1
Curaarta Dhismaha Dugsiga iyo Beddelaadda
Degmada Dugsiga ee Highline Lr. 401
Soo Jeedinta Lr. 1
Curaarta Lagu Beddelaayo oo Dib Loogu Dhisayo Dugsiyada Duugoobaya Laguna Hagaajinaayo Ammaanka
Degmada Dugsiga ee Highline Lr. 401
Soo Jeedinta Lr. 2
Canshuurta Teknolojiyada Waxbarashada iyo Horumarinnada Hantida Waaweyn
Degmada Dugsiga Kent Lr. 415
Soo Jeedinta Lr. 1
Beddelaadda Canshuurta Wakhtigeedu Dhammaanayso ee Barnaamijyada Waxbarashada iyo Hawlgallada
La Xiriir Waaxda Doorashooyinka
Iimeel: elections@kingcounty.gov
Taleefan: 206-296-VOTE (8683)
TTY: Relay 711
Sign up for email or text notifications