
Ballot measures
Ballot measures
Doorashada Guud iyo Gaarka ee 2023
Official list
Magaalada
Magaalada Kirkland
Soo Jeedinta Lr. 1
Kor-U-Qaadista Canshuurta ee Balaarinta Xarumaha Biyaha, Madadaalada, iyo Jardiinooyinka, Howlgallada, iyo Barnaamijyada
Magaalada Maple Valley
Soo Jeedinta Lr. 1
Kor-U-Qaadista Canshuurta ee Amniga Dadweynaha
Magaalada Seattle
Soo Jeedinta Lr. 1
Cusboonaysiinta Canshuurta Hantida ee Guryaha La Awoodi Karo
Dugsiga
Degmada Dugsiga Enumclaw Lr. 216
Soo Jeedinta Lr. 1
Curaarta Waajibaadka Guud - $103,000,000
Degmada Dugsiga Fife Lr. 417
Soo Jeedinta Lr. 1
Curaarta Waajibaadka Guud - $204,800,000
Degmada Dugsiga Kent Lr. 415
Soo Jeedinta Lr. 1
Beddelka Canshuurta Wakhtigeedu Dhammaanayso ee Barnaamijyada Waxbarashada iyo Howlgallada
Degmada Dugsiga Kent Lr. 415
Soo Jeedinta Lr. 2
Canshuurta Mashaariicda Raasumaalka iyo Teknolojiga
Degmada Dugsiga Skykomish Lr. 404
Soo Jeedinta Lr. 1
Canshuurta Mashaariicda Raasumaalka Teknolojiga
Degmada Ujeeddada Gaarka ah
Degmada Ilaalinta Dabka ee Degmada King Lr. 27
Soo Jeedinta Lr. 1
Canshuurta Hantida ee Adeegyada Ilaalinta Dabka iyo Caafimaadka Degdegga ah
Dab-damiska iyo Badbaadinta ee Snoqualmie Pass
Soo Jeedinta Lr. 1
Canshuurta Hantida ee Adeegyada Ilaalinta Dabka iyo Caafimaadka Degdegga ah
Maamul Goboleedka Dab-damiska ee Valley
Soo Jeedinta Lr. 1
Curaarta Maamulka Dab-damiska
Degmada Jardiinka Magaalo Weynta ee Si View
Soo Jeedinta Lr. 1
Curaarta Horumarinta Si Loo Beddelo Barkadda Si View ee Duqoobaysa iyo Loo Ilaaliyo Helitaanka Xarumaha Biyaha
La Xiriir Waaxda Doorashooyinka
Iimeel: elections@kingcounty.gov
Taleefan: 206-296-VOTE (8683)
TTY: Relay 711
Sign up for email or text notifications